War Dag Dag ah Diyuurad Eela kobtar ah oo kuso dhacday Ex-cotarol iyo Sarta Maslax mohmed Siyaad inta u dhaxeysa

Diyuurad nooceedu yahay Eela kobtar ayaa lagusoo waramayaa in ay kusoo dacday dafaha Magalada Mogdishu

Wixii fah faahin ah ee kaso baxa waxaan idinkugusoo gudbineynaa wararkeena dambe haduu ilaahay yiraahdo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: