Vidio&Sawir:Maxamed C/laahi Maxmed Farmaajo oo Kubad kucayaarayo Xeebta liido iyadoo gudaha Magaalada Mogdishu-yalaan Meydad gaaraya 10-wererkii Bariire .

Wax lala yaabo ma ahan in hoggaamiyaasha maamullada ay damashaad u tagaan xeebaha ama dalalka dariska ah iyadoo ay yalaan Maydadkii bariire waxaa xeebta liido kubada kucayaarayay Madax’weynaha jamuuriyada Max’ed C/laahi Farmaajo.

ehelada Marxuumiinta dhinta ayaa halkudhi kadhigta aasimeyno iyadoon meel yeelan dilka dadka rayidka ahaa

Balse waxaa laga dhul sugayaa gudigii loo xilsaaray dhacdadaas uu gudoomiye uyahay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: