Rungta ganacsiga Soomaaliyeed oo la kala diray iyo wasaarada ganacsiga oo ku baaqday doorasho

Wasiirka wasaarada ganaciga iyo warshadaha Khadra Axmed Ducaale ayaa maanta sheegtay in gabi ahaanba la baabi’iyay Rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed, iyadoo dhinaca kalana ku baaqday.

Amarka lagu baabi’iyay rugta ganacsiga ayaa lagu wargaliyay dhamaan madaxda dowladda Soomaaliya, maamul goboleedyada iyo ganacsatada dalka.

Akhriso qoraalka wasiirka ay soo saartay.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: