Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriga 1439

Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriga 1439

  Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1439 , sanad walba maanta oo kale waxaa ay muslimiinta u dabaal-degaan maalintii Hijrada.   Taariikhda hijriga ah waxaa laga bilaabay Hijradii nabiga( NNKH More »

War-qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada KMG ah ee magaalada Cadaado ayaa looga hadlay Mowqifka Galmudug ee ku aadan khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka kaas oo cuna-qabateyn lagu saaray Dalka yar More »

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta ku wajahan Beledweyne.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta ku wajahan Beledweyne.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegayo in maanta magaalada Beledweyne uu ku wajahan yahay Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu hogaaminayo More »

 

134 Qof oo ku dhimatay dhul Gariir ku dhuftay dalka Mexico

Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof. Dhul-gariirka ayaa sababay inay

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay war si khaldan uga baxay Idaacada BBC-da

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaanni ayaa ka hadlay war si khalad ah uga baxay idaacadda BBC-da oo ay raali galin ka bixiyeen. Wasiirka ayaa sheegay inkastoo ay raaligalin ka bixisay warkaasi khaldan ee ay baahisay hadana waxa uu arrintaasi

Al-shabaab oo soo bandhigay rag u dhashay Kenya oo ay ku eedeeyeen Basaasnimo

Xarrakada Al-shabaab ayaa baahisay muuqaal laga duubay sadex nin oo Kenyan ah kana tirsanaa dagaalyahanada Ururka, laakiin ay ku sheegeen in ay u basaasayeen ciidamada Kenya. Qofka ugu horeeyay sawirkiisa ay soo bandhigeen Al-shabaab ayaa ah  Cabdallahi Talaal Muuse oo

Mareykanka oo ka hadlay dagaalka Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay dagaalka dhex maray Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee ka dhacay bariga dalka Itoobiya. In ka badan 50 ruux ayaa ku dhimatay dagaalkaas, iyadoo ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku baxeen xalinta xiisadaas dagaal. War qoraal ah

Maxkamad ku taal Gaalkacyo oo dambi ku weyday nin lagu eedeeyay inuu nabiga u gafay

 Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed, Naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ahaatee. Kumannaan qof ayaa si kala duwan uga hadlay

Wasaarada amniga oo daah furtay shir ku saabsan dhismaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Sawirro

Wasiirka wasaarada amniga gudaha Maxamed Abuukar Ducaale Islaaw ayaa maanta daah furay shir ku saabsan dhismaha iyo tayeenta ciidamada booliiska Soomaaliyeed. Shirkan oo ah mid wada tashi ah ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaarada amniga, taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed, taliyayaasha

Culimada Soomaaliyed oo bayaan ka soo saaray nin u gefay Nabi Muxamed NNKH

 Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay nin ku sugan magaalada Gaalkacyo oo lagu magacaabo C/wali Sheekh Cali Cilmi Yare oo dhowaan ka soo yeeray hadalo gaf ku ah diinta Islaamka, kaasoo soo bandhigay

Fowziyo Yuusuf “Dowlad goboleedyada gef iyo qalad ayay ku tahay inay ka garab hadlaan Dowladda Dhexe”

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore iyo Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamul goboleedyada dalka ka jira ay ku garab marayaan go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada Khaliijka. Fowziyo Yuusuf oo

Kenya oo isu diyaarineysa dib u dhigida waqtigii loo qabtay doorashada ku celiska ah

Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in lagu wadaa inay dib u dhigaan doorashada Madaxweynaha ee ku celiska ahaa, kaddib markii jahwareer badan uu ka yimid waqtiga loo qorsheeyay ee ah 17-ka October oo ay ka harsan tahay muddo ka yar

Ciidamada Kenya oo gubay Xarun Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku laheyd Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay gubeen xarun Isgaarsiin oo ku taal deegaanka Khadiijo Xaaji oo u dhaxeysa degmooyinka Beledxaawo iyo Ceel Waaq. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in xarunta la gubay ay ku taalay anteenada