|
Aroos la-yaab leh ayaa wuxuu ka dhacay dalka Koonfur Kuuriya 19-10-2009
Arooskaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne aad iyo aad u fura-badan sida aad aragtaanba sawirada. Saxaafadda caalamka ayaa si’aad ah u hadal heyso, iyadoo ay noqotay dhacdada ugu hadal heynta badan.
Sidoo kale arooskaan oo ka dhacay dalkaasi Kuuriya, ayaa waxaa halmar oo qura wada guursaday 20 kun oo Mucaashiqiin ah, iyadoo ay iskugu jireen kuwo u dhashay Koonfurta Kuuriya iyo Australia. Wuxuuna u dhacay sidatan, waxaa isguursaday kuwo u dhashay Kuuriya dhexdooda kuwaasoo in badan xiriir qoto dheer uu ka dhaxeeyey sida ay cadeeyeen ila wareedyo oo u waramaayey wargeysyada dalkaasi. Kuwa labaad ayaa waxay ahaayeen kuwo u dhashay Kuuriya iyo Australia,
kuwaasoo iyana la-sheegay iney ku wada xiriiri jireen, aaladaha internet-yada taasoo keentay iney isguursadaan.
Kuwo saddexaad ayaa iyana waxay ahaayeen kuwo Australia u dhashay, kuwaasoo waalidiintooda ka socday in uu guurkoodu ka dhaco dalka Koonfurta Kuuriya. Maadaama bay yiraahdeen ay asxaabteenu ku aqal galayaan dalkaasi.
Dhanka kale waxaa ka hadlay madax u dhalatay dalkaasi Australia iyagoo sheegay arintaan dhex martay iyaga iyo Kuuriya ay noqoneyso mid aad u wanaagsan
Waa markii ugu horeyso guur nocaan oo kale ah uu ka dhaco dalkaasi Kuuriya Koonfureed iyo caalamkaba. Arooskaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne aad iyo aad u fura-badan sida aad aragtaanba sawirada. Saxaafadda caalamka ayaa si’aad ah u hadal heyso, iyadoo ay noqotay dhacdada ugu hadal heynta badan.

Waa markii ugu horeyso guur nocaan oo kale ah uu ka dhaco dalkaasi Kuuriya Koonfureed iyo caalamkaba.
|
|