Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ku aadan munaasabadda ciida Carrafo

Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray ummadda Soomaaliyeed.

Madaxda dowladda ayaa dhinaca kale maanta salaada Ciida dad badan kula oogay masjidka Isbaheysiga ee magaalladda Muqdisho.

Boqolaal dadweyne ah ayaa lagu arkayaa waddooyinka magaalladda Muqdisho iyo guud ahaan magaallooyinka gobollada dalka Soomaaliya, iyada oo dadka ay isugu marxabeynayaan ciida wanaagsan kullu Caam wa antum biKheyr iyo hadalo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: