Category Archives: Warka

Lacag dhan $ 1 million oo dollar oo loogu deeqay Abaarta Soomaaliya

Kulan gaaaar ah oo ka dhacday magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay dhibaatada ay reebtay iyo saameynta ka dhalatay Abaartii ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Kulanka oo ay ka qeybgalleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa

Dowladda oo ku howlan in ay dib u soo ceshato maamulka hawada Soomaaliya

Heshiis dhaxmaray dowladda Soomaaliya iyo hay’adda duulimaadyada caalamiga ah ICAO ayaa leysku afgartay in ku dhawaad 30 kaddib Soomaaliya lagu wareejiyo maamulka hawadda. Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ka soconayay dhismaha qeyb ka

Daawo Sawirro: Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ee ka qeyb galaya shirka Qaramada Midoobey

Madaxweynaha dalka Uganda oo ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhan ka ah Ururka Al-shabaab kaddib kulan uu magaalada New York kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain Boris Johnson. Labada Mas’uul waxay magaalladda New York kaga qeyb

Faah Faahin Laga Helayo Qarax Gaari Oo Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax saakay ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Maanabooliyo , dhanka degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Gaarigan ayaa la sheegay in lagu xirey walxaha qarxa, waxaana saarnaa nin magaciisa lagu soo koobay Abuu Shiine, misane caan

Ciidamada Kenya oo saaka isaga baxay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidanka Kenya ay saaka isaga baxeen degmadaas, oo labadii sano ee la soo dhaafay ku sugnaayeen. Ciidamada Kenya ayaa tan iyo xalay isu qaban qaabinayay ka

Danjire Abuukar Baalle oo ka hadlay lacagta xubinimada QM ee lagu leeyahay Soomaaliya

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa markii u horeysay ka hadlay lacagta xubinimada Qaramada Midoobey ee lagu leeyahay Soomaaliya oo ah qaaraanka dal walba laga rabo inuu bixiyo, si uu cod ugu yeesho shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.

134 Qof oo ku dhimatay dhul Gariir ku dhuftay dalka Mexico

Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof. Dhul-gariirka ayaa sababay inay

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay war si khaldan uga baxay Idaacada BBC-da

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaanni ayaa ka hadlay war si khalad ah uga baxay idaacadda BBC-da oo ay raali galin ka bixiyeen. Wasiirka ayaa sheegay inkastoo ay raaligalin ka bixisay warkaasi khaldan ee ay baahisay hadana waxa uu arrintaasi

Al-shabaab oo soo bandhigay rag u dhashay Kenya oo ay ku eedeeyeen Basaasnimo

Xarrakada Al-shabaab ayaa baahisay muuqaal laga duubay sadex nin oo Kenyan ah kana tirsanaa dagaalyahanada Ururka, laakiin ay ku sheegeen in ay u basaasayeen ciidamada Kenya. Qofka ugu horeeyay sawirkiisa ay soo bandhigeen Al-shabaab ayaa ah  Cabdallahi Talaal Muuse oo