Category Archives: war

Fowziyo Yuusuf “Dowlad goboleedyada gef iyo qalad ayay ku tahay inay ka garab hadlaan Dowladda Dhexe”

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore iyo Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamul goboleedyada dalka ka jira ay ku garab marayaan go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada Khaliijka. Fowziyo Yuusuf oo

Kenya oo isu diyaarineysa dib u dhigida waqtigii loo qabtay doorashada ku celiska ah

Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in lagu wadaa inay dib u dhigaan doorashada Madaxweynaha ee ku celiska ahaa, kaddib markii jahwareer badan uu ka yimid waqtiga loo qorsheeyay ee ah 17-ka October oo ay ka harsan tahay muddo ka yar

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay xiisada u dhaxeysa Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka hadlay rabshado ay ku dhinteen dad badan oo dhex maray Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida oo ka mid ah dowlad deegaanada Itoobiya. Hailemariam ayaa sheegay in rabshadaha labada dhinac ay ku dhinteen dad aan

Al-Shabaab oo saaka gudaha u gashay degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka socdo degmadaas, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ay weerareen. Sida ay sheegayaan wararka Al-Shabaab ayaa la sheegay in

Guddoomiyaha G/Banaadir oo xil ka qaadis ku sameeyay Khasnajigii Guud ee dowladda Hoose

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wareegto  xafiiskiisa ka soo baxday waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay Khasnajiga Guud ee dowladda Hoose ee Xamar C/raxiin Iimaan Jimcaale. Guddoomiye Taabid ayaa xilkan u magacaabay Haweeney lagu

Taliyaha Qeybta Booliiska Hiiraan Gornel Isaaq Cali Cabdulle Oo Sheegay in ay Baarayaan Qaraxii Shalay Ka Dhacay B/weyne

Taliska Booliiska Gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wadaan  baaritaan ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa,  kaasi oo shalay ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Taliyaha qeybta Booliiska Hiiraan Gornel Isaaq Cali Cabdulle oo la hadlay Dulmi

 Ra’iisul Wasaare Sharmaake oo ka hadlay Go’aankii Qalbi-dhagax

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ahna Xubin ka tirsan Xildhibaanada Aqalka sare oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa ka hadlay Go’aankii Dowladda Soomaaliya ay Itoobiya ugu wareejisay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa

Degmadda Waaberi oo Xalay ku guuleysatay tartanka kubadda-cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir 2017

Kooxda kubadda-cagta ee degmadda Waaberi ayaa Xalay  si xaraga leh ugu guuleysatay tartanka kubadda-cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir ee sanadka 2017, kaddib makii 3-1 ay kaga adkaadeen kooxda kubadda-cagta ee degmadda Hodan. Laacibka kooxda Waaberi ee lagu magacaabo Muxudiin, ayaa

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Buur-hakaba.

 Buur-hakaba-DDN-Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degmada Buur-hakaba ee gobalka Baay. Wararka aan ka heleyno degmada buur-hakaba ayaa soo sheegayo in uu ka dhashay Khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac

Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo lagu amray in aysan la hadli karin Warbaahinta (Akhriso)

Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in aysan warbaahinta la hadli karin ogolaansho la’aan, kaddib warqad ka soo baxday Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Danjire Cali Maxamed Cali. Warqada oo soo baxday dhamaadkii bishii July ayaa waxaa lagu wargeliyay