Category Archives: featured

Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriga 1439

  Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1439 , sanad walba maanta oo kale waxaa ay muslimiinta u dabaal-degaan maalintii Hijrada.   Taariikhda hijriga ah waxaa laga bilaabay Hijradii nabiga( NNKH )uu ka hijrooday magaalada Makka una hijooraday magaalada

War-qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada KMG ah ee magaalada Cadaado ayaa looga hadlay Mowqifka Galmudug ee ku aadan khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka kaas oo cuna-qabateyn lagu saaray Dalka yar ee Qatar. Galmudug ayaa sheegtay in ay taageereyso

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta ku wajahan Beledweyne.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegayo in maanta magaalada Beledweyne uu ku wajahan yahay Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan Golayaasha Hirshabeelle. Madaxweyne Waare ayaa

11 Wasiir oo iska casilay xilkii ay ka hayeen maamulka Hirshabeelle

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in goor dhaw halkaa is casilaad uga dhawaaqeen 11 wasiir oo ka tirsanaa maamulka gobolleedka Hirshabeelle. Shir jaraa’id oo ay qabteen ayeey ku sheegeen is casilaaddooda wax qabad

Ra’iisul Wasaare Khayre “ Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu shaqaalleysiin doonaa 1,000 dhallinyaro ah”

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu shaqaalleysiin doono ku dhawaad 1,000 qof oo dhallinyaro ah. Md. Khayre, ayaa sheegay in uu dhawaan soo saari doono, warqad ku amreysa guddoomiyaha Gobolka

Hub iyo Saanad ciidan oo lagu wareejiyay Dagaalyahanada difaacaya Abuu Mansuur Hub iyo Saanad ciidan oo lagu wareejiyay Dagaalyahanada difaacaya Abuu Mansuur

Wararka ka imaanaya magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya hub iyo saanad ciidan oo aad u badan ku wareejiyeen dagaalyahanada difaacaya Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur. Wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan

7 Bil Kadib Doorashada, Sababaha Hortaagan In Guddiga Doorashada Dadban 2016 Uu Xilka Iyo Dokomentiyada Ku Wareejiyo Xaliimo Yarey July 28, 2017

Golaha shacabka ayaa 19-kii April soo saaray sharci ku saabsan buuxinta kursiga ka bannaanaada golaha shacabka Soomaaliya, isla sharcigaas waxaa la faray gudiyada  xilheyntooda ay dhammaatay ee  kala ah: guddiga federaalka hirgelinta doorashada daban 2016 iyo guddiga xallinta khilaafaadka doorashada

Madaxweynaha Hirshabele oo Mooshin ka dhan Ah Laga Keenay

Mudanayaasha baarlamaanka dowlad gobolleedka Hirshabeele  oo  kulan  ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa soo gudbiyay mooshin  kalsoonida lagala noqonayo Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble. Xildhibaanada ayaa kulan ku yeeshay hool ku yaala magaalada Jowhar , waxaana shir gudoominayay Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee