Category Archives: Faalooyin

Dagmada B/weyne oo Nabadoon Cusub Lagu Caleema Saaray(ibraahim Cabdulle isaaq Sawiro).

Dagmada B/weyne ee xarunta gobolka hiraan  ayaa lagu caleema saaray ibraahim Cabdulle isaaq oo Nabadoon u noqon dona Beesha Reer Faqay  ku was oo Wax,kadaga Dagmada B/weyne Xalafada caleema sarka oo ka dhacay  Baar xasan dhiif ee magaalada Beledweyne Dhaqankii ay

Dufcadii 10aad oo maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Soomaaliya ee UNISO

Jaamacadda Soomaaliya ee UNISO ayaa maanta xaflad qalin jebin ah u qabatay dufcadii 10aad oo ka qalin jebisa Jaamacadda. Munaasabad loo qabtay 1,400 arday oo ka kala tirsan kulyadaha kala duwan ee Jaamacadda, kuwaasoo dhameystay shahaadada koowaad ee Jaamacadda Bachelor