Category Archives: Ciyaaraha

UK: Wiil Soomaali ah oo ku Guulaystay tartan orod oo caalami ah

Maxamed Amiin Baryare Cali oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa ku guulaystay tartan orod oo caalami ah oo ka dhacay magaalada Bedford ee dalka Ingiriiska , isla markaana loo qabtay dhalinyarada ay da’doodu ka hoosayso 15-ka sano jirka. Wiilkan yar oo soo

FIFA oo cambaareysay dilkii madaxii garsoorayaasha Soomaaliya

Madaxa Kubada Cagta Aduunka Gianni Infantino, ayaa dhambaal tacsi ah u soo diray xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta, isaga oo uga tacsiyeeyay geeridii todobaadkii hore ku timid guddoomiyihii guddiga garsoorayaasha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Cismaan Jaamac Diraac oo ay

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorayaasha Xiriirka Kubadda-Cagta ee Soomaaliya oo caawa lagu dilay Muqdisho

 Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada Warta-Nabada ee magaalladda Muqdisho ku dilay Cusmaan Jaama Diraac, oo kamid ahaa xiriirka kubadda-cagta ee Soomaaliya. Marxuumka, ayaa la sheegay in la dilay isaga oo kasoo laabtay salaadii cishaha ee caawa, waxaana lagu dilay xaafadda

Daawo: Kooxda Real Madrid oo guul muhiim ah ka gaartay naadiga ay xifaaltamaan ee Barcelona

Kooxda Real Madrid ayaa mar kale dhinaceeda dhulka dhigtay naadiga ay xifaaltamaan ee Barcelona, kadib markii 2-0 lagu garaacay xalay. Laba gool oo ay qeybtii hore ciyaarta kala dhaliyeen Maco Asensio iyo Karim Benzema ayaa guul weyn siiyay Real Madrid kulankii

Real oo xalay 3-1 kaga adkaatay kooxda Barcelona iyo Ronaldo oo rooso ka qaatay ciyaarta

Kooxda Barcelona, ayaa xalay dhinaceeda dhulka la dhigay kadib markii ay la cayaareen kooxda ay xifaaltamaan ee Real. Kulanka ayaa waxaa uu kusoo idlaaday 3-1, oo looga adkaaday kooxda uu hogaamiya Messi, taas oo ka dhigan in kooxda ay dib