Waxaan wareesi xiiso badan la yeelanay Con macoow waxana uu ka hadlayaa xalada iminka tagan ee Somaliya .

Guji halkan

Siyaradii Abahii Samale oo lagu qabtay Sweden

                    


Baraarujin Qaybtii 1aad

Nasriga Alle waa uu imaan, ee yaan la degdegin


As Wr Wb

Saalan ka dib, waxaan la hadlayaa dadka khayrka jecel ee doonaya in gaalada
wadankeena laga saaro, dadkaas waxaan leeyahay anagu waxaan doonaynaa nasri
ama shahaado, walaahi waxaa liibaanay ragga dagaalamaya, hada ragaas hala
saacido, qof walba waxaad awoodo, si gaar mar walba ha loo duceeyo,nasriga
Alle waa uu imaan ee yaan la degdegin, Muslimkii iska daa gaaladii ayaa
waxay leedahay baacsiga Muslimiinta,Muslimiinta ayaa ku kacaya oo ogaanaya
cadawgooda.tan kale ogaada cadawga muuqda waxaa ka badan kan qarsoon,
dadkaasna waxaa lagu colaadinyaa waa islaamnimada, waayo islaamka ayaa laga
helayaa Cadaalada, gaaladuna ma rabto Caadaaladda.

Dadka illaahy dartiis u jihaadayana waxaan leenahay , ku sabra jihaadka,
haddii dhamaantiin aad shahiidaan, waxaad ka tegaysaan adduunyadaan lagu
dulminayo Muslimiinta, intii awoodiinana waad gudateen xilkiinii, tan kale
ogaada imtixaankaan waxaa idinkaga horeeyay Muslimiin badan fiiriya waxa ka
dhacaya Ciraaq, Falastiin, Jeejniya iyo wadamo kale oo badan.

Dadka Jidka Alle ku dagaalamaya halkaan xadiis si fiican ha u fiiriyeen:-
Abuu Cabdullaah Khabbaab ibn Arat (A.K.R.) wuxuu yiri: Waxaan uga eed
sheegannay nabiga (S.C.W.) dhibaatada iyo culeyska siyaadada ah ay nagu
hayeen gaaladii reer Makkah. Wuxuu markaa nabigu jiifay hooska Kacbada,
isagoo ka dhigtay barkin go'iisii. Waxaynu ka codsannay oon ku niri: Maxaad
Alle kaalmo inooga baryi weyday? maxaa Alle hiil inoogu waydiin weyday?
Wuxuu ku jawaabay: Waxaa dhici jiray Ummadihii idinka horreeyey dhexdood, in
nin la soo qaban jirey, waxaana lagu ridi jiray god looga qoday dhulka,
markaas baa laba looga kala dhigi jiray miinshaar madaxiisa la kor yeelay,
ama hilibkiisaa firitaan looga fiiqi jiray lafahiisa shanlooyin bir ah,
waxaas oo idilna ma keeni jirin inuu diintiisa ka noqdo. Waxaa hubaal ah
inuu Alle kor yeeli uuna hirgelin Islaamka illaa rukuub fuushanahu uu isaga
socdo Sanca iyo Xadramuud isagoo aan waxba ka baqayn Alle maahee iyo
khatarta yeyda ay u leedahay arigiisa. Laakiinse waxaad u muuqataan sida
inuu idinku jiro degdeg badan"(Muslim).

Dadka jihaadaya,waalidkooda iyo walaalahooda iyo dhamaan qaraabadooda waxaan
leeyahay walaahi waad liibaanteen dadkiina u duceeya, kuna sabra imtixaanka
la marsiinayo, akhriya qisadii asxaabul ukhduud, dhibkii la marsiiyay.

Kuwa cadawga nagu soo hogaamiyey, iyo kuwa dhaqaalaha ku bixiya iyo kuwa
qalbiga ka taageersan, waa isku mid dhamaantood, waxaan leeyahay
adduunyadaan waa laga tegayaa, marka aakhiro la tago idinkaa ka shalayn
waxaad samayseen., shaydaan iyo gaalada idin siraysa cadaabka Alle ha idinka
badbaadiyeen.

Kuwa cadawga nagu soo hogaamiyey, iyo kuwa dhaqaalaha ku bixiya iyo kuwa
qalbiga ka taageersan,Halala hadlo si gaar waalidkooda iyo walaalahooda iyo
dhamaan qaraabadooda ha la hadleen, haday diidaana bari ha ka
noqdeen,walaahi hadaad la safataan isku wado ayaad qaadaysaan aakhiro..

Dagaalka intii ku shahiiday ilaahay shahaadadooda ha u aqbalo, inta
dhaawacana ah, Illaahay ha caafiyo, inta wadadooda haysana allaha sugo
Aamiin..Aamiin, Aamiin



Ugu Danbayntii Illahay waxaan ka baryayaa in uu u gargaaro muslimiinta meel
kasta oo ay joogaan. Aamiin,aamiin, inta khayrka la jecelna dhamaantooda
Allaha ku sugo Xaqa.aamiin,Aamiin.Aamiin.


La soco qaybaha kale haddii rabbi idmo





Walaalkiin fil islaam C.raxmaan C.laahi

                     

Waa Kuma Masuulka dagaalo sokeey oo 16 sano ah ka dib Soomaali oo dhan bad baadiyay oo 80% laga taageeray gobolada dalka soomaaliya oo dhan

Nadaara ma waxa uu u afdubnaa Con yusuf Misse Xub sireed

Ma   Safarad baa mise xaruntii gumesiga

Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabad,Midnimada iyo Cadaaladda Akhri 

Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabada,Midnimada iyo Cadaaladda

waxeey si weyn u soo dhoweeyneeysaa Khidaabka Diineed oo xaqa ah
wuuna jeediyeey Jimcihii la soo dhaafay 27/04/2007 Dalka Dooxa.