Bulsho waliba oo ku nool meel waxa yabaha ay marwalba tiir dhaxaad u ah waxa ay tahay nadafada taasina waa mida kaliya oo nolasha u ah furaha. Waxaan diirada ku eegidoona Xaafada Gårsten oo ka tirsan Degmada Angered .

waa deegan ay ku nool yahiin umado kala jinsiyad duwan balse u soo jeestey iney xafadooda hor mariyaan waxayna diirada sareen hor marinta nadafada iyo Bilicda degankooda .

waxaa hada dadaaksaas tiir dha xaad u ah Drs ulla iyo Dr Abdulahi

Mudane ama Marwo

waxaad ku shubtaa qashinka waliba waa ay kala duwan yahiin kan aan ka hadleeno waa

eeg tusmadaan.

waxaad aragtaa Bateri kaasi waa ka mamnuuc labadan haan aad hoos ku arki doonto waxa uu baterigu keena dhib aad u badan marka mudane ka ilaali qashinka ad qubeyso batariga ku rid meesha ku haboon ama la kasho maamulaha guriga aad degen tahay .

Alaabtan culus ha ugu badnadeen kuwa guriga aad iska badeshey kuraasta iyo waxii sooraca Qolkii logu tala galey geey ama la kasho maamulaha guriga .

Cuntada aad cuntey soo ma haboona inaad si asturan u xifdido si markaasi loogga sii fa ideesto mahan inaad iska Qubto muddane ee raac tusmadaan sare waxaad aragtaa Bataatigii soo harey oo lagu shubayo xasgidaas mahan inaad ku shubto Bac ama Balastic Fadalan Nadafadu waa iimaanka barkeed.

markaas dabadeed waxaad ku rideesa adigoo xashidii afka ka xirey Haantan  yar .